Couverture de Nasir Cadceed

Nasir Cadceed

Nasir Cadceed

De : Nasir Cadceed
Écouter gratuitement

À propos de ce contenu audio

Ku soo dhowaada Barnaaminka Kulanka Axadda oo aad axad kasta kala socotaan Codka Nasir Cadceed. sii qaybiCopyright Nasir Cadceed Politique et gouvernement
Épisodes
  • Axkaamta Bisha Ramadaan
    Apr 12 2021
    Axkaamta Bisha Ramadaan oo kooban, Wax ka ogow qayb kamid ah arrimaha bisha soonka ku saabsan, Goorma ayaa la waajibiyay? Meeqa soon ayuu nabiga soomay? Maxaa soonka buriya, Maxaa soonka u fiican?
    Afficher plus Afficher moins
    19 min
  • Qiso aad u xanuun badan iyo dhibka Xanuunka isku buuqa
    Apr 10 2021
    Waa Qiso aad u xanuun badan oo ku dhacday Maxammed Deeq, wuxuu nala wadaagay dhibkii uu ka soo maray xanuunka isku buuqa walalka iyo walbahaarka, sidoo kale wuxuu nala wadaagay sida uu dhibkas uga baxay.
    Afficher plus Afficher moins
    19 min
  • Aayadaha Xasiloonida
    Jan 31 2020
    Aayadahan waxaa la dhahaa Aayadaha Xasiloonida, Waa aayado Nabiga ku soo degay isagoo xaalada adag ku sugan, ilaahayna uga qaaday wixii haystay. Culumada oo u kuur galay aayadahan waxay soo ogaadeen in aayadahan yihiin kuwa saamayn leh. ilaahay ha nagu anfaco dhibkana hanaga qaado.
    Afficher plus Afficher moins
    6 min
Aucun commentaire pour le moment