Couverture de Hal-Wadaag

Hal-Wadaag

Hal-Wadaag

De : Ismaaciil Cali Asad
Écouter gratuitement

À propos de ce contenu audio

Boodhkastigani waa mid yoolkiisu yahey dadka in la gaadhsiiyo aragtiyaha kala duwan ee nolosha, dhaqanka iyo taariikhdaba.

Waxa barnaamijii lagu soo martiqaadi doona dadyaw kala duwan. Qof walba waxaan ka wareysan doono qeybta uu aqoonta u leeyahey.

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Ismaaciil Cali Asad
Art Sciences sociales Spiritualité
Les membres Amazon Prime bénéficient automatiquement de 2 livres audio offerts chez Audible.

Vous êtes membre Amazon Prime ?

Bénéficiez automatiquement de 2 livres audio offerts.
Bonne écoute !
    Épisodes
    • Bariga Dhexe ee Casriga ah: Diin, Dawlad, Fikir iyo Isir
      Dec 22 2025
      Qeybtan Hal-Wadaag waxaan wada sheekeysi dhinac badan taabanaya wada yeelaney Cabdifatah Barawaani. Cabdifataax waxaan ka wada sheekeysaney asalka ereyga Bariga Dhexe, taariikhda Bariga Dhexe ee hore, asaaska siyaasi, fikrad ee fikirka dal ama ( nation) ee ku keeney gobolka Bariga Dhexe. Waxaan si qoto dheer iskula fahaney dhamaadkii boqortooyadii Cusmaaniyiinta iyo sababaha fikir ee keeney dhamaadka, iyo loolanka afkaaraha, isirka iyo diintu doorka uu ku lahaa.

      Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

      Afficher plus Afficher moins
      2 h et 51 min
    • Qarniyadii Dahabiga ahaa ee Islaamka (8–14aad)
      Sep 3 2025

      Qarnigii 8aad ilaa 14aad waxa dunida Islaamka ka hanaqaaday casrigii Dahabiga ahaa ee Muslimiinta. Waa waqti ay horumar weyn ka sameeyeen cilmiga, falsafadda, caafimaadka, xisaabta, xiddigiska, iyo farshaxanka. Magaalooyin sida Baqdaad, Qurtuba iyo Qaahira waxay noqdeen xarumo aqooneed oo dunida oo dhan saameyn ku yeeshay.

      Qeybtan cusub ee barnaamijkeenna waxaan si qoto dheer ugala sheekeysaney Cabdirisaaq Rakuub sababihii keenay horumarkaasi, hal-abuurkii iyo cilmibaaristii Muslimiinta ee waqtigaas, iyo sida uu dhaxalkoodu u saameeyay cilmi-horumarinta casriga maanta. Waxaan si gaar ah u taabaneynaa shaqooyinka culumada caanka ah sida Ibn Sina, Al-Khwarizmi, Al-Razi, iyo Ibn Rushd.

      Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

      Afficher plus Afficher moins
      1 h et 15 min
    • Fahamka Hanti-goosadka: Noocyada iyo Dhaliilaha Hanti-goosadka
      Aug 25 2025

      Fahamka Hanti-goosadka: Dhaqaalaha, Noocyada iyo Dhaliilaha

      Qeybtan, Abdirnasir Ahmed wuxuu si qoto dheer uga hadlay dhaqaalaha guud. Wuxuu sharaxay asal ahaan nidaamka hanti-goosadka, sida uu u shaqeeyo iyo waxa lagu dhaliilo, gaar ahaan arrimaha ay ku dhaliileen hanti-wadaagu. Intaas kadib, wuxuu dul istaagay noocyada kala duwan ee hanti-goosadka ee dunida laga adeegsado, sida ay ula jaanqaadayeen hadba isbadalada dunida ka dhaca. Ugu dambeyn, Abdirnasir wuxuu si dul-istaagey dhaqaalaha Somaliland, iyo nidaamyada casriga ah ee dunida, sida Baanka Aduunka.

      Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

      Afficher plus Afficher moins
      1 h et 7 min
    Aucun commentaire pour le moment