Épisodes

  • Amina Sounds Podcast, Episode 7- Caadiyeeynta Xumaha
    Dec 11 2025

    Send us a text

    Ahlan, ku soo dhowaada qeyb kale iyo Amina Sounds Podcast, qeybtaan waxaan kaga hadlayaa, qodob muhiim ah oo ku saabsan dhaqannada gurracan ee bulshadeena ku soo kordhay.


    Caadiyeeynta Xumaha, ma ahan mowduuc qalcad podcast ah oo qudh ah lagu soo koobi karo, hase yeeshee waxaan dul istaagayaa dhowr arrimood oo dadkeena loo caadeeyeeyey, deetana aanba iminka la xumeyn.



    Support the show

    Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).

    Afficher plus Afficher moins
    23 min
  • Episode 6: Maxaa Wax Loo Nacaa?
    Sep 26 2025

    Send us a text

    Episode 6 waxaan kaga hadleeynaa Naceybka iyo carada, sida ay isu saameeyaan

    Support the show

    Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).

    Afficher plus Afficher moins
    23 min
  • Episode 5: Ma Soo noqdaan mase murugoodaan Naarsiisku?
    Sep 21 2025

    Send us a text

    Waa qeybtii 5-naad uguna dambeysa taxanaha barnaajiyada aan kaga hadlaayey NARSIISAMKA, qeybtaan waxaan uga jawaabay, su'aal aad u soo noq-noqtay oo ay dhageystayaasha Podcastigan ay in badan oo ka mid ahi, i soo weydiiyeen, hadaba dhageysi haboon.


    Amina Mussa Wehelie


    Support the show

    Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).

    Afficher plus Afficher moins
    11 min
  • Episode 4: Madaxda Narsiistaha ah
    Aug 10 2025

    Send us a text

    Qeybtaan waxaan kaga hadlayaa, madaxda Narsiistaha ah iyo dhaqankooda, dabeecadooda, sida ay shaqaalaha hoos yimaada ku yihiin. qofkani wuxuu noqon karaa maamule ama maareeye madax ka ah, xafiis yar oo iska kooban, amaba wuxuu noqon karaa siyaasi haya xil madaxweyne, mid gobol ama mid degmo.

    Wuxuu noqon karaa, rag wuxuuna noqon karaa haween, oo kalama duwana hadba jinsiga uu yahay.

    Waxa qeybta ugu dambeysa kaga hadlayaa, sida aad isaga badbaadin karto, oo aan talooyin ka bixinayo.

    Haddii aad rabto in aad ila soo xiriirto wax ku saabsan, podcastigaan, Amina Sounds Podcast, fadlan isla websiteka ayaa leh qeyb xiriir oo aad isticmaali karto.

    Tan iyo qeyb kale mabaadiino.


    Support the show

    Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).

    Afficher plus Afficher moins
    23 min
  • Episode 3: Waalidka Narsiistaha ah:
    Jul 29 2025

    Send us a text

    Qeybtan waxaan kaga hadlayaa, waalidka Naarsiistaha ah iyo sida uu ula dhaqmo caruurtiisa, dhaqanka ay leeyihiin waalidka naarsiistaha ah iyo sida ay caruurtooda u barbaariyaan, iyo qaabka caruurtu ku soo baxdo marka dambe.



    Support the show

    Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).

    Afficher plus Afficher moins
    13 min
  • Episode 2: Tallaabooyinka uu qaado Narsiistihu:
    Jul 28 2025

    Send us a text

    Kani waa qalcadda labaad ee Amina Sounds Podcast, waxaana kaga hadlayaa, tallaabooyinka uu qaado qofka Narsiistiga ah, ee leh dabeecadaha Naarsiisimka, iyo sida ay isu daba galaan, ama uu u kala horeysiiyo.

    Fadlan markaad dhageysato, soo fellow-garee website-ka podcastiga, hadaad doonto la deg si aad u dhageysato xilli kale, isla markaasna la wadaag asxaabtaada, qoyskaaga iyo saaxiibadaada, si ay iyaguna uga faa'iideystaan.

    Amina Sounds Podcast wuxuu ku fooggan yahay, arrimaha bulshada gaar ahaan arrimaha caafimaadka, jir, maskax, dabeecad iyo dhaqan.


    Support the show

    Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).

    Afficher plus Afficher moins
    14 min
  • Episode 1: Astaamaha Narcissim-ka (Narcissism Traits
    Jul 27 2025

    Send us a text

    Kani waa Qalcadda Koowaad ee Podcastiga Amina Sounds Podcast. Waxaan kaga hadlayaa, Astaamaha Narsiisim-ka, ama qofka dabeecadda islawenida siyaadada ah leh ee Naarsistaha ah, rag iyo haweenba lagu garto.


    Amina Sounds Podcast waa podcast ku fooggan arrimaha bulshada, dabeecadaha dadka, habeynta nolosha caadiga ah, dhaqanka dadka ee maalin kasta, caafimaadka dhimirka, isku dardargelinta nolosha wanaagsan, talooyinka la xariira in lagu noolaado habnololeed habboon, I.W.M


    Podcastigaan waxaa diyaarisay, misna xaquuqdiisa oo dhami u dhowran tahay, Ms Amina Mussa Wehelie.

    Al-rights Reserved by: MS Amina Mussa Wehelie.

    Support the show

    Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).

    Afficher plus Afficher moins
    4 min