Épisodes

  • SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 23 January 2026
    Jan 23 2026
    Imaamka masaajidka Lamemba ee magaalada Sydney ayaa loo soo diray waraaq hanjebaad ah oo ay Islamophobia Register Australia (IRA), ku sheegeen mid "aad naxdin u leh". Burburin, dil iyo afduub ayaa ka mid ah hanjebaadaha ku qoranaa. Booliiska iyo hay'adaha ay khusayso ayaa loo dhiibay waraaqda, siday ay sheegeen IRA.
    Afficher plus Afficher moins
    9 min
  • Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 23 January 2026
    Jan 23 2026
    Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya
    Afficher plus Afficher moins
    8 min
  • Qorshaha lagula dagaallamayo dhibaatada qaraqanka biyaha ee Australia
    Jan 22 2026
    "Waa lama huraan 100% inaad indhaha ku hayso carruurta. Ha ku mashquulin mobile-gaa. Il-biriqsiyo ayay qaadataa in mawjadda baddu la tagto carruurta" said Eve Wheeler.
    Afficher plus Afficher moins
    11 min
  • SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 22 January 2026
    Jan 22 2026
    Dareewallada New South Wales oo looga digay halista waddooyinka ayaamaha fasaxa 26 Jannaayo, iyadoo lacagta iyo dhibcaha ganaaxaba la kodhiyey. Donald Trump-na wuxuu ka laabtay hanjebaaddii cashuuraha dheeraadka ah ee ugu gooddiey waddamada Yurub, inkasta oo uu weli hungureynayo Greenland.
    Afficher plus Afficher moins
    6 min
  • SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 21 January 2026
    Jan 21 2026
    Aqalka Senate-ka Australian, ayaa ansixiyey sharciga xakamaynta hadallada nacaybka ah iyo ka. dib-u-habaynta sharciyada hubka, waxaase 'Maya' ku codeeyey xisbigiyada National-ka iyo Greens-ka. Israel-na waxay burburisay xaruntii dhexe ee hay'adda qarammada midoobey ee UNRWA ay ku lahayd Qudus.
    Afficher plus Afficher moins
    9 min
  • Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 21 January 2026
    Jan 21 2026
    Madax-weyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadlay ciidamo la sheegay inay dowladda federaalka ee Soomaaliya mushahar uga qortay deegaannada Puntland.
    Afficher plus Afficher moins
    10 min
  • Duminta dabaqayda dadweynayna Melbourne iyo saameeyntooda dadka deggan
    Jan 20 2026
    Dowladda Victoria ayaa ku adkaysanaysa qorshaheeda ah inay dumiso dhammaan 44-ta dabaq (Towers) ee dadweynaha ee Melbourne, inkasta ay diidmooyinka dadweynaha iyo baarlamaankuba soo jeediyeen in la joojiyo duminta.
    Afficher plus Afficher moins
    17 min
  • SBS News Somali: Warka SBS ee Talaado 20 January 2026
    Jan 20 2026
    Dawladda Federaalka ayaa Baarlamaanka hor keentay sharci ku saabsan dib-u-iibsashada hubka, kaas oo ujeeddadiisu tahay in lagu yareeyo in ka badan afar milyan oo qori oo ka diiwaangashan Australia, haddii sharciga la ansixiyo galabta.
    Afficher plus Afficher moins
    6 min