Couverture de Miyir Podcast

Miyir Podcast

Miyir Podcast

De : saki
Écouter gratuitement

À propos de cette écoute

"Miyir" waa kulan dhegaysi ah oo soo gudbinaya waxkastoo la xidhiidha kasmada iyo fekerka, aragtiyaha iyo kobcintooda si MIYIRIN ah. Waxaannu door weyn oo taagtayada ah ka qaadanaynnaa horumarinta wacyiga bulshadeenna. Falanqeyn, sheekooyin, aragtiyo iyo faallaynta buugtu waa BU'da hawlahayaga aan halkan u yagleelnay!saki Art
Les membres Amazon Prime bénéficient automatiquement de 2 livres audio offerts chez Audible.

Vous êtes membre Amazon Prime ?

Bénéficiez automatiquement de 2 livres audio offerts.
Bonne écoute !
    Épisodes
    • Falasafadda Jacaylka || Maalinta Jacaylka Cabdisiciid Cabdi Ismaaciil
      Feb 14 2023

      Waa mid kamid ah qoraalladii Cabdisiciid Cabdi I. oggolaanshiyaha u siiyay Miyir Podcast inuu cod ahaan ku soo gudbiyo. Mahadsanidiin, nagu soo biir.

      Afficher plus Afficher moins
      24 min
    • Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 2-aad. Dhammaad.
      Feb 11 2023

      Dhegaysigani waa qaybtii labaad ahna tii u dambeysay, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast.

      Afficher plus Afficher moins
      15 min
    • Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 1-aad.
      Jan 19 2023

      Dhegaysigani waxa uu yeelan doona qayb labaad oo aannu dhakhso u soo deyn doonno, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast.


      La soco qaybta labaad.

      Afficher plus Afficher moins
      15 min

    Ce que les auditeurs disent de Miyir Podcast

    Moyenne des évaluations utilisateurs. Seuls les utilisateurs ayant écouté le titre peuvent laisser une évaluation.

    Commentaires - Veuillez sélectionner les onglets ci-dessous pour changer la provenance des commentaires.

    Il n'y a pas encore de critique disponible pour ce titre.