Couverture de Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

De : Abubakar Mohammed
Écouter gratuitement

À propos de ce contenu audio

Abubakar Mohammed is a Somali motivational speaker, author and a life-coach from the Netherlands. Along with his older brother Omar Mohammed, he became famous through online motivational speeches and short Islamic reminders. He published his first book Ku Raaxayso Noloshaada (Enjoy Your Life) in 2019, which was a great success within Somali communities worldwide.Abubakar Mohammed Art
Les membres Amazon Prime bénéficient automatiquement de 2 livres audio offerts chez Audible.

Vous êtes membre Amazon Prime ?

Bénéficiez automatiquement de 2 livres audio offerts.
Bonne écoute !
    Épisodes
    • Hordhac - Hooyo Macaan
      May 14 2024

      Hooyo waa ereyo ka kooban shan xaraf, laakin micnihiisa ayaa ka badan intaas, waa jeceyl, waa naxariis waa farxad, waa deggenaansho, waa jannah, waa nolol. Dhammaan ereyada aduunka hadii la isku dayo in lagu micneeyo aanan lagu micneyn karin. Alla dadka u fududaa dhawaaqa ereyga hooyo, isla markaasna adagaa in la tilmaamo.





      Afficher plus Afficher moins
      4 min
    • Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada
      Nov 5 2022

      Qabta 6aad: Ka farxi dadka:

      In aad xiriir fiican la samaysid bulshada oo qalbigooda soo jiidatid ka farxisid, ayaa ah waddada ugu wanaagsan loo maro ku raaxaysiga nolosha. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa:

      Sida aad farxad ugu abuuri lahayd qalbiyada dadka kale.
      Sida aad u beddeli lahayd dabeecadaha aan wanaagsanayn.
      Sida hadalkaaga aad ugu dari lahayd malab si dadka aad u soo jiidatid.
      Waddada ugu wanaagsan ee lagu qurxiyo wajiga.
      Sida aad ku noqon lahayd qof dadka oo dhan ay jecelyihiin.

      Afficher plus Afficher moins
      33 min
    • Raaxada Jirka 5 (Full) - Ku Raaxayso Noloshaada
      Nov 3 2022

      Qaybta 5aad: Raaxada Jirka:

      Daryeelidda jirkaagu saamayn aad u weyn bay ku yeelataa ku raaxaysiga noloshaada. Nabiga scw wuxuu inoo tilmaamay in qofka naftiisa ay xaq ku leedahay. Qaybtani waxay si dhab ah kaaga caawin doontaa:

      Sida aad u daryeeli lahayd caafimaadkaaga.
      Sida aad ku heli lahayd dhammaan maaddooyinka jirka u baahanyahay.
      Sida aad u ilaalin lahayd nadaafadda jirkaaga.
      In aad maalin walba samaysid jimicsi fudud.
      In aad heshid hurdo kuugu filan iyo daawada hurdo la’aanta.
      In aad aaddid safar, si jirkaaga firfircooni u helo iyo faa’idooyinka uu leeyahay safarku.

      Afficher plus Afficher moins
      19 min
    Aucun commentaire pour le moment